Frågor och svar på somaliska om den nya domen från Migrationsöverdomstolen
28 01 2012Waa micnaheed xukunka cusub oo ka yimid maxkamadda Hey’adda laanta socdaalka (Migrationsöverdomstolen)?
Xukunka micnaheeda waxaa weeye in ay u sahlanaaneyso carruurta aanan xaqiijin karin aqoonsigooda in ay si kastaba ha ahaatee helaan sharci deggenaansho si ay ula soo deggaan waalid Iswiidhan u deggan. Haddii la caddeeyo in ilmaha iyo waalidku ay qaraabo yihiin, iyada oo dhiig laga qaadayo, ilmuhu waa uu heli karaa sharciga deggenaanshaha weli aqoonsiga ilmahaa la xaqiijin. Nefisiddaan sidoo kale waxay khuseyn kartaa waalid oo la dalbanayo ilmahiisa, ama waalid rabo in uu u soo guuro carruur u deggan Iswiidhan, iyada oo markaas laga soo qaaday in la xaqiijiyay in uu waalid u yahay ilmahaas.
Ma loo oggolaan doonaa dadka reerka ka tirsan oo dhan oo aanan haysan baasaboor in ay helaan iyaga oo sheeganaya xidhiidhka reerka?
Xukunka micnahiisa waxaa weeye in hal carruur oo aanan xaqiijin karin aqoonsigiisa in uu heli karo sharciga deggenaanshaha si uu ugu soo guuro waalid u deggen Iswiidhan. Haddiii la caddeeyay in waalidka iyo ubadku ay qaraabo yihiiin, iyada oo la adeegsanayo baaritaanka dhiiga, ilmuhu waa uu heli karaa sharciga deggenaanshaha iyada oo aanan la xaqiijin aqoonsiga ubadkaas. Nafisidaan sidoo kale wuxuu khuseyn karaa waalid la codsanayo ubadkiisa, ama waalid rabo in uu u soo guuro ubad u deggan Iswiiidhan, haddii la xaqiijiyay waalidtinimada.
Marka uu qof qaangaar ah codsanayo sharciga deggenaanshaha isaga oo sheeganayo xidhiidhka xaas, nin, partner ama qof uu la nool yahay (iaya oo labadaas qof iska dhalin carruuur) weli waxaa shuruud ah in uu qofkaasi caddeeyo aqoonsigiisa.
Carruurteydu ma haystaan baasabooro, laakiin waxaan ku caddeyn karnaa in aan qaraabo nahay baaritaanka dhiiga. Ma ay heli karaan sharciga deggenaanshaha hadda?
Arrimaha khsueeya carruurta qaan-gaarka ahayn badanaa waxaa miisaan badan xidhiidhka qaraabada marka loo bardhigo shardiga xaqiijinta aqoonsiga marka laga hadlo qiimeynta Hey´adda laanta socdaalka. Haddiii adiga ama waalidka kale aad caddeyn kartiiin in aad tihiin waalidka ilmahaas oo markaas aad tihiin wakiilka sharciyeysan ee ilmahaas, waad u dalbi kartiiin sharciga deggenaanshaha ilmahaas Hey´adda laanta socdaalka waa ay tijaabin kartaa codsigiina.
Sidee loo sameeyaa tijaabada DNA: ga?
Utlandsmyndigheten (Hay’aad qaabilsan arimaha dibada), ayaa u yeeraysa qofka laga qaadayo tijaabada DNA:ga, waxaana laga qaadayaa candhuuf la tijaabiyo.
Källa: Migrationsverket. Vill du ha svar på fler frågor, gå in på MIGRATIONSVERKETS sida. TIll höger på sidan hittar du översättningar till somaliska och svar på ännu fler frågor.
Categories : Diverse




Vi kommer naturligtvis berätta om vårt arbetemen också diskutera frågor som rör demokrati och hur man arbetar mot radikalisering. Vi har i föreningen bland ledningen haft flera och viktiga diskussioner kring vad som är orsaken till att somliga unga dras till antidemokratiska rörelser.


De närmsta dagarna blir det flera ministerbesök på min arbetsplats Somaliland Föreningen.
Genom hennes telefonsamtal till mig, då, en gång för nästan nio år sen, började jag på allvar intressera mig för integrationsfrågor i allmänhet och somalier i synnerhet. Vi har träffats vid några tillfällen och jag sympatiserar verkligen med hennes genuina engagemang för människor och inte minst för de som är nya i vårt land. Hon är för övrigt före detta polis. Ser fram emot mötet med henne. Det gör mina kollegor med. Mycket!








Senaste kommentarer